Madaxweyne Laftagareen oo Cafis u fidiyay askar la dagaalantay Ciidan isaga ka ammar qaata

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa cafis u fidiyey askartii dhawwaan ka qeyb qaadatay shaqaaqadii ka dhacday magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed. Wareegto uu soo saaray madaxweyne Laftagareen ayuu ku sheegay in la cafiyay askartii ku lug laheyd dagaalkii ka dhacay guriga Wasiirkii hore ee Maaliyadda … Continue reading Madaxweyne Laftagareen oo Cafis u fidiyay askar la dagaalantay Ciidan isaga ka ammar qaata